Puntland Oo Shaacisay In Aanay Shalay Dagaal Ku Soo Qaadin Ciidanka Somaliland
March 5, 2019 - Written by C M

Garoowe- (GLN): Wasiirka warfaafinta Puntland Cali Xasan Axmed “Sabarey”, ayaa ka jawaabey eedeymo uga yimi Somaliland, oo sheegaayey in Puntland ka danbeysay dagaal shalay ka dhacay deeganka Gambadha, oo gobalka Sool ka tirsan, is la markaa na 30 Km u jirta magaalada Laascaanood, kaas oo lagu beegsaday ciidanka Somaliland.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS