Xisbiga WADDANI Oo Itoobiya Ka Tacsiyeeyy Diyaaradii Dhacday
March 10, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Itoobiya ka tacsiyeeyey diyaaradda dhacday ee 149 qof ku dhinteen, is la markaa na sheegay in shilkdaa diyaaradeed uu ahaa mid laga naxo.

Halkan hoose akhriska qoraalka uu xisbigu arrintaa ka soo saaray:

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS