Gabadh Dhallinyaro Ah Oo Hageysa Ka Hirgelisay Ganacsi Casri ah
March 10, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Ridwaan Anwar Ismaaciil, oo ah gabadh dhallinyaro ah oo ku nool Hargeysa, ayaa halkaaka ka hirgelisay warshad iyo xarun lagu iibiyo cuntooyinka nafaqada ah iyo waxyaabaha la is ku quxiyo ee dabiiciga ah, ee aan kiimikaalka lagu darin.

COMMENTS