Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Talooyin Siiyey Dhallinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta Wanaagsan
March 13, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil, oo la kulmay dhallinyaro loo tababrabayo hoggaaminta wanaagsan, ayaa ku booriyey in ay bartaan dastuurka Somaliland, si ay ugaadaan waxa xaq loogu leeyahay iyo waxa ay xaq u leeyihiin.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS