Hargeysa: Weftiga Eritrea Oo La Kulmay Baarlamanka Somaliland
March 19, 2019 - Written by C M

Hargesa-(GLN): Weftiga ka socda dalka Eritrea ee ku sugan Somaliland, ayaa maanta la kulmay labada gole baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiillada.

Waxa na uu guddoomiyaha golaha Wakiillada Md. Baashe Maxamed Faarax, oo warbaahinta la hadlay uu sheegay in ay weftiga ka la hadleen sidii ay Somaliland uga caawin lahaayeen in ay ka go’do Soomaaliya.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS