Xaalad Beni’aadannimo Oo Ka Jirta Dalka Mozambique
March 21, 2019 - Written by C M

Mozambique-(GLN): Waddanka Mozambique, ayaa waxa hadda ka taagan xaalad adag oo beni’aadannimo, ka dib markii ay halkaa ka da’een roobab duufaanno wata, oo baabiiyey magaalooyin ay dad ku degenaayeen.

Gacanlibaaxnews
NEws Desk

COMMENTS