Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlaya Nidaamka Dawladnimo Ee Somaliland Anfici Kara
March 23, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Arrintan uu xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ka hadlayaa, waa su’aal mar kasta soo noqnoqota. Waa na qodob muhiim ah oo ku saabsan, sidee buu ku iman karaa nidaam dawladnimo oo Somaliland anfici kara, is la markaa na la jaanqaadi kara qaabka loo nool yahay ee salka ku haya diinta Islaamka, qabiilka oo saamayn culus leh iyo dimuqraadiyadda la soo waariday?

Waxa uu ka hadlayaa dasuurtka Somaliland wadi kara, saamaynta ay yeelan doonto mustaqbalka taageerada beesha caalamka ee koolkoolinta dimuqraadiyadda.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS