Hargeysa: Qaadhaan Uruurin Loo Samaynayo Garoonka Degmada Macallin Haaruun
March 24, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Kulan qaadhaan loogu uruurinayo dhismaha garoonka kubadda cagta ee degmada Axmed Macallin Haaruun ee Hargeysa, ayaa shalay lagu qabtay is la degmada degmada.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS