Somaliland: Waaranka Lagu Soo Xidhayo Weriye Coldoon Oo La Shaaciyey Iyo Sababta Loo Xidhayo
March 25, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Ciidanka booliska magaalada Burco, ayaa sheegay in ay hayaan waaran lagu soo xidhayo weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo ay sheegeen in uu ku eedaysan yahay arrimo lid ku ah Somaliland. Bal se Cabdimaalik, ayaa is na geestiisa sheegay in loo diidan yahay in uu fikirkiisa cabbiro.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS