Ciyaartoy Hore Oo Is U Beddelay Halabuure Xagga Sawirrada Ah
March 30, 2019 - Written by C M

London-(GLN): Cabdi Siciid Saleebaan “Cabdi Dhaylo”, oo hore uga tirsanaa xulkii kubadda cagta ee gobolka Togdheer, ayaa laga wareystay xirfadda sawirrada oo uu hadda ku muujiyo qarannimada Somaliland iyo xisbiga Kulmiye oo uu taageero.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS