Madaxweyne Muuse Oo Is Ku Shaandhayn Sameeyey Iyo Wasiirro Uu Eryey
March 30, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xilalkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta Cabdirxmaan Guribarwaaqo, wasiirkii gaashaandhigga Ciise Axmed Xawar iyo wasiir ku xigeenkii warfaafinta Maxamed Muuse Abees iyo agaasimeyaal.

Waxa kale oo uu madaxweynuhu wareegtada uu maanta soo saaray ku magacaabay agaasimeyaal, guddoomiyeyaal, wakiillo iyo is ku shaandayn uu ku sameeyey qaar ka mid ah wasiirrada.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS