Qaylo-dhaan La Xidhiidha Ugaadhsiga Ugaadha Iyo Waxyeellaynta Deegaanka
March 31, 2019 - Written by C M

Burco-(GLN): Guddoomiyaha ururka SAABO Mahad Faarax Cabdillaahi, ayaa shaaciyey in ugaadhsi halis ah lagu hayo Sakaarada, oo ka mid ah ugaadha ku nool deegaannada Somaliland, is la markaa na waxa uu sheegay in waddamada carabtu ay farabaas ku hayaan ugaadha ka la duwan ee ku nool Somaliland.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS