Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Arrinta Ganacsade Axmed Geelle-Arab
April 4, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Afhayeenka madaxyooda Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa maanta sheegay in aanay jirin waaran qabasho oo Jabuuti u soo gudbisay Somaliland oo lagu xidhayo ganacsade Axmed Cismaan Geelle, bal se la soo gudbiyey dacwad ka dhexaysa isaga iyo bangi Faransiis ah, oo uu ganacsaduhu lacag ka amaahday, is la markaa na uu bixintaa lacagtaa ku shardi uga dhigay hanti iyo lacag kaga xanniban Jabuuti, ka dib markii uu khilaaf soo ka la dhex galay isaga iyo maamulka Jabuuti.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS