Somaliland: Salaad Roob-doon Ah Oo La Tukan Doono
April 10, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta ee Somaliland sheekh Khaliil Cabdillaahi Maxamed, ayaa shaaca ka qaaday in 14 bishan April oo ku beegan Axadda todobaadka danbe, in guud ahaan Somaliland oo dhan laga tukan doono salaad roob-doon ah.

Wasiirka ayaa sheegay in deegaanno ka tirsan gobollada Somaliland ay ka jirto abaar daran, oo dadku baahi weyn u qabaan biyo ay cabbaan, is la markaa na aanu weli roobki di’in, iyada oo la joogo xilli-roobaadkii.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS