Prof. Samatar Oo Ka Hadlay Aayaha Somaliland Iyo Sida Ay Ku Badbaadayso
April 11, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Professor Axmed Ismaaciil Samar, oo khudbad aqooneed ka jeediyey Hargeysa, ayaa arrimaha uu ka hadlay waxa mid ahaa ka hadlay culayska qabiilka iyo qabyaaladdu ku leeyihiin ragaadinta Somaliland, isaga oo sheegay in loo baahan yahay in la awoodeeyo waddaniyadda iyo is ahaanshaha dadka reer Somaliland, oo waddo u noqonaysa Somaliland is ku duuban oo dadku wada leeyihiin.

Khudbadda aqooneed ee uu jeediyey, ayaa salka ku haysay mawduuc ku qotoma doorka rayigu kaga jiro jiritaanka ummadeed.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS