Muqdisho: Askari Dil Ku Eedaysan Oo La Raadinayo Iyo Sarkaal Xabsiga La Dhigay
April 14, 2019 - Written by C M

Muqdisho-(GLN): Hoggaanka ciidanka booliska fedderaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in ay ku raad joogaan askari boolis ah, oo ku eedaysan in uu laba qof Muqdisho ku dilay oo baxsaday, is la markaa na waxay sheegeen in xidheen sarkaalkii ka talinayey aagga laba qof lagu dilay.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS