Boorama: Hablo Ka Qayb Gelaya Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Tababar Loo Soo Xidhay
April 15, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Tabar u socday hablo metelaya gobolka Awdal, oo ka qayb gelaya barnaamij Shaqo Qaran, ayaa magaalada Boorana waxa loogu soo xidhay tababarkii u socday, ee ay ku baranayeen waxa ay qaban doonan iyo sida ay u hawl geli doonaan.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS