Warbixin Laga Sameeyey Xasuuqii Jaamac Dubbad
April 15, 2019 - Written by C M

Burco-(GLN): Halkan ka daawada warbixin laga sameeyey xasuuqii deegaanka Jaamac Dubbad, oo 21 qof ay halkaa ku dileen ciidanka Liyuu booliska ee deegaanka Soomaalida Itoobiya muddo laga joogo saddex sano. Waxa warbixintan oo muuqaal ah sameeyey weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS