Xeer Ilaalinta Oo Maxkamadaha Ku Eedaysay Siidaynta Dad Musuq Maasuq Ku Eedaysan
April 15, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xeer Ilaalinta, ayaa ku eedaysay maxkamadaha in ay damiin ku sii daayeen dad musuqmaasug u xidhnaa, kuwaas oo ay ka mid yihiin lix shaale ah oo ka tirsanaa bangiga Berbera, oo Xeer Ilaalintu ku eedaysay in ay lacag badan lunsadeen.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS