Weriye Coldoon Oo Xalay Burco Lagu Xidhay
April 18, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa xalay ciidanka ammaanku Burco ku xidheen, iyada oo Hargeysa loo gudbiyey.

Ciidanku boolisku ka may hadlin sababta u xidheen, hase yeeshee hoggaanka booliska ee Burco, ayaa hore u sheegay in ay hayaan waaran lagu xidhayo Cabdimaalik Coldoon, oo ay sheegeen in loo xidhayo arrimo ka dhan ah Somaliland.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS