Wiil Lugaha Loo Jaray Dhibaato Caafimaad Oo Ka Soo Gaadhay Berked Uu Qodayey
April 19, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxamed Gaydh Cabdillaahi , waa wiil dhibaato caafimaad oo darani ka soo gaadhay berked uu qodayey, iyada oo labada lugood la gooday, gacmuhu na halis ku jiraan.In kasta oo aan berkadda baadhitaan lagu samayn, hadda na waxa loo badinayaa in waxyeello macnadeed ay haleeshay.

Gacanlibaaxnew
News Desk

COMMENTS