Hargeysa: Dood Lagu Gorfaynayey Wada Hadallada Somaliland Iyo Somaliland Oo Qabsoontay
April 22, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Dood ku saabsanayd in loo baahan yahay iyo in kale wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Waxa ay ahayd dood lagu casuumay wasiirro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno iyo marti sharaf kale, iyada si guud la isugu raacay in ay muhiim tahay in Soomaaliya la la hadlo, bal se loo baahan yahay in si cad oo qorshaysan loo la hadlo.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS