Wajaale: Nin Maydkiisa Laga Soo Saaaray Balli-biyood
April 26, 2019 - Written by C M

Tog Wajaale-(GLN): Nin ku dhintay balli biyo ku buuxaan, oo aan weli la aqoonsan cidda uu yahay, balse maamulka degmada Wajaale sheegeen in uu Jigjiga ka yimi, ayaa maydkiisa la dhigay cusbitaalka Tog wajaale.

Gacanlibaaxnews
News Desk



COMMENTS