Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Ciidanka Denbi Baadhistu U Diideen In Uu Arko Xildhibaan Dhakool
May 11, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in ciidanka denbi baadhistu ay u diideen in uu booqdo xildhibaan Dhakool, is la markaa na waxa uu sheegay in loo xidhay si sharciga baal marsan.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS