Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Celisay Xildhibaan Dhakool
May 11, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa maanta dib u celisay xildhibaan Dhakool oo la hor keenay, isaga oo sheegay in aanu xildhibaanka wax xukun ahi qaban karin ilaa xasaanadda laga qaado, oo Golaha Wakiilladu ka fadhiistaan xilka na ka qaadaan.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS