Goobta Laga Dhigayo Kaydka Biyaha D. Gacanlibaax Oo La Is Ku Raacay
May 12, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Berkedda noqon doonta keyd cusub ee biyaha ee degmada Gacanlibaax, ayaa laga heshiiyey la na sugay meesha ay noqon doonto.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS