Warbixin: Maxaa Lagu Xusuusan Doonaa Xaaji Cabdi-Waraabe
May 12, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Halkan ka daawada warbixin guud mar ah, oo soo koobaysa taariikhdii iyo dhacdooyinka lagu xusuusan doono marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf “Cabdi-Waraabe”, oo shalay lagu aasay deegaanka Toon, oo 13 KM koonfur kaga beegan magaalada Hargeysa.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS