Su’aalo Dul Hoganaya Qaabkii Loo Maamulay Lacag Badan Oo Baanka Adduunku Ugu Deeqay Somaliland
June 7, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Lacag toban milyan oo doolla ah, oo baanka adduunku ugu deeqay Somaliland, oo wejigii koobaad la fuliyey, ayaa waxa soo baxaya su’aalo ku geedaaman sida loo maamulay lacagtaas iyo lacago badan oo ay qaateen dad sita magacyo ajaanib ah, oo hadda na Soomaaliya ka soo jeeda.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS