Xildhibaan Aareeye Oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyey
June 8, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Alle ha u naxariistee xildhibaan Cali Aareeye, oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland, is la markaa na ku geeriyooday dalka Turkiga, ayaa maanta maydkiisa laga dejiyey Hargeysa, halkaas oo aas qaran loogu sameeyey.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS