Xanuunka Shuban-biyoodka Oo Burco Ka Dillaacay
June 8, 2019 - Written by C M

Burco-(GLN): Inta la hubo afartan qof ayaa dhakhta Burco loog dhigay xanuunka Shuban-biyoodka oo magaalada ka dillaacay. Waxa sidan shaaciyey isu duwaha wasaaradda horumarinta caafimaadka ee gobola Togdheer, Aadan Cilmi Diiriye “Aadan Mallay”.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS