Somaliland Oo Beenisay In La Musuqmaasuqay Lacagtii Baanka Adduunka
June 11, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in aanay aan la musumaasuqi lacagtii Baanka Adduunku ku caawiyey Somaliland, oo ku aaddanaa dib u habaynta shaqaalaha dawladda ee Somaliland.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS