Hargeysa: Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka Oo Hawlgal Sameeyey
June 11, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka, ayaa maanta Hargeysa ka fuliyey hawlgal hubin ah, oo ay ku hubinayeem darawadda liisanka wadinta baabuurta aan haysan haysta, is la markaa na ay ku ganaaxayeen booyada laydhka saa’idka ee dadka cawara adeegsada.


Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS