Hargeysa: Maxkamad Xukun Ku Ridday Khamri Iyo Dadkii Watay ba
June 13, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxkmadda gobolka Maroodijeex, ayaa xukun ku ridday khamri iyo dadkii watay ba, iyada maxkamaddu amartay in daadiyo oo la burburiyo khamri tiro badan, oo ciiddanka ammaanku goobo ka la duwan ka soo qabteen.

Waxa ay maxkamaddu dadkii khamriga watay ku xuntay xadhig iyo ganaax lacageed.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS