Komishanka Xuquuqda Aadamaha Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xildhibaan Dhakool, Coldoon Iyo Dhamme
June 13, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Komishanka dawladda ee xuquuqal iinsaanka Somaliland, ayaa soo bandhigay warbixin ay kaga hadlayaan xadhiga saddexda maxuus ee xildhibaan Dhabool, weriye Cabdimaalik Coldoon iyo Maxamed Siddiiq Dhamme, iyada oo komishanku ugu baaqay laamaha amniga in laga fogaado wax kasta oo keenaya in saddexda maxbuus ay xukun la’aan xadhiga ugu sii jiraan.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS