Xildhibaanno Guurtida Ah Oo Xaalado Dalka Ka Jira Ka Hadlay
June 20, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Mudaneyaal ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta fadhi ay yeesheen waxay kaga hadleen dhibaatooyin ay qabyaaladu ka mid tahay, oo dhib ku haya bulshada reer Somaliland.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS