Berbera: Nin Faafinayey Diinta Kiristanka Oo La Fashiliyey
June 25, 2019 - Written by C M

Berbera-(GLN): Nin ka soo jeeda dalka Maraykanka, oo faafinayey diinta Kiristanka, is la markaa na qaybiyey Baybalka oo af Soomaali ku qoran, ayaa isu duwaha Diinta iyo Aw Qaafta ee gobolka Saaxil Sheekh Maxamed Axmed Xuseen, sheegay in ninlkaa la fashiyey oo waddanka laga saaray, isaga oo sheegay in ay ku daba jiraan buugaag badan oo uu qaybiyey.

Waxa uu meesha ka saaray hadallo sheegay in ninkaasi yahay suxufi, is la markaa na aanu ahayn Soomaali.

Gacanlibalibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS