Somaliland Oo Ka Jawaabtay Shuruud Cusub Oo Sucuudigu Ku Xidhay Xoolaha Somaliland
June 25, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in Sucuudigu shuruud cusub ku xidhay uga imanaya Somaliland xilliga xajka, in ay haystaan waraaqda caafimaadka ee dawladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirku waxa uu sheegay in Somaliland xoolaheeda haysanayso, haddii Sucuudigu ka noqon waayo shuruudda cusub.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS