Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Maanta Shir Uga Furmayo Kenya
June 25, 2019 - Written by C M

Nairobi- (GLN): Shir hal maalin socon doona, ayaa maanta Somaliland iyo Soomaaliya uga furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Wakiilka Somaliland ee Kenya Baashe Cawil, ayaa shirka ku macneeyey mid loogu gogol xaadhayo shirarka danbe ee dhex mari doona labada dhinac, is la markaa na qodobada lagaga hadli doona ay ku jiri doonaan caqabadihii labada dhinac soo ka la dhex galay intii ka danbaysay shirarkii ay hore u wada sheeyeen Somaliland iyo Soomaaliya.

Gaanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS