Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Shirkii Nairobi
June 26, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ku dhaliilay tegidda shirkii Nairobi. Kaas oo lagu kulansiinayey Somaliland iyo Soomaaliya, bal se ay Soomaaliya ka cudurdaataray inay tagto.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS