Madaxweyne Muuse Oo Ka Hadlay Maqnaanshihii Soomaaliya Ee Shirka Nairobi
June 26, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad uu xalay ka jeediyey xuska 57ka guurada 26 June, oo ka dhacay madaxtooyada Somaliland, ayaa arrimaha uu ka hadlay waxa ka jiray shirkii ay Somaliland iyo Soomaaliya ku kulmi lahaayeen ee Nairobi ka dhacay, bal se ay Soomaaliya ka tegi weyday.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS