Buubaa Oo Sheegay In Hore Xoolaha Somaliland Loogu Dhoofin Jiray Waraaq Ay Soomaaliya Bixin Jirtay
June 28, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wareysi uu bixiyey siyaasiga Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa arrimaha uu ka hadlay waxa ka mid ah in xoolaha Somaliland hore loogu dhoofin jiray waraaq ay Soomaaliya bixin jirtay, isaga oo sheegay in aanay habboonayn in xukuumaddu diiddo in xoolaha loo dhoofiyo sucuudiga.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS