Hargeysa: Weriye Culdoon Oo Maxkamadi Ku Xukuntay 3 Sano iyo Badh Iyo Qareennadiisa Oo Hadlay
July 8, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon ku xukuntay 3 iyo 6 lixbood, ka dib markii ay sheegeen in uu madaxweynaha wax ka sheegay.

Waxa xukunkaa ka hadlay qareennadii u dooday oo caddaalad-darro ku tilmaamay xukunkaas, is la markaa na waxa iyagu na xukunka dhaliilay gabyaa warbaahinta la hadlay.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS