Hargeysa: Fannaanadda Nimco Yaasiin Oo Labadii Qoys Ka La Saaraysa Oo DNA Laga Qaadayo
July 10, 2019 - Written by C M

Hargesa-(GLN): Fannaanadda Nimco Yaasiin Carraale, ayaa sheegtay in ay Hargeysa u joogto si ay u ka la saarto labadii qoys ee iyada is ku haystay, iyada oo shaacisay in ay diyaar u tahay in DNA loo ka la qaado iyada iyo Adeega Yaasiin Carraale.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS