Muddaharaadyadii Maanta Ka Dhacay Ceerigaabo Iyo Burco Oo Ku Jira Wararka BBC Soomaali TV
July 10, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Halkan ka daawada wararkii maanta ee telefishinka BBC Soomaali, oo uu ku jiro war ku saabsan muddaharaadyadii maanta ka dhacay Ceerigaabo iyo Burco, oo dadku kaga soo horjeedeen dagaal Sanaag ku dhex maray ciidanka Qaranka Somaliland iyo jabhadda Caarre.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS