Hargeysa: Soo Dhaweyn Loo Sameeyey Shaqaale Dawladeed Oo Aqoon Sare Soo Bartay
July 31, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Qaar ka mid ah shaqaalaha dawladda Somaliland, oo waxbarashada heerka labaad ee jaamacadda ugu maqnaa dalka Itoobiya, ayaa Hargeysa loogu sameeyey xaflad soo dhaweyn ah.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS