Guddoomiye Cirro Oo Ugu Baaqay Golaha Wakiillada In Ay Meel Mariyaan Go’aanka Soo Afjararidda Murankii Siyaasadeed
August 2, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”, ayaa ugu soo jeediyey mudaneyaasha Golaha Wakiillada in ay si xilkasnimo ku jirto u meel mariyaan go’aanka lagu xalliyey khilaafkii siyaasadeed ee u dhexeeyyey xisbiyada Somaliland, ee la xidhiidhay guddida doorashooyinka.


Muuqaalkan hoose ka daawada su’aalihii weriyeyaashu weydiiyeen Guddoomiye Cirro.
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS