Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Weerar Lagula Kacay Madaxda Gobolka
August 4, 2019 - Written by C M

Burco-(GLN): Guddoomiye ku xigeenka gobolka Togdheer, Maxamed Cabdillaahi Ibraahin , ayaa sheegay in weerar lagula kacay guddoomiyaha iyo taliyaha booliska ee gobolka Togdheer.

Gacanlibaaxnew.com
News Desk

COMMENTS