Xukuumadda Iyo WADDANI Oo Arrinta Kornayl Caarre Is Ku Eedeeyey Jawaabo na Is Dhaafsaday
August 4, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka ee Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye, ayaa xisbiga WADDANi ku leexiyey arrinta Kornayl Caarre, sheegay na in uu isagu aamminsan yahay in kornaylku xisbiga ka mid yahay, halka uu WADDANI na eedayntaa is ka leexiyey.

Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI, Khadar Xuseen, oo eedaynta wasiirka ka jawaabay, ayaa sheegay in aan ciidanka qaranka Somaliland la reerayn la na xisbiyeyn.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS