Mooshin Buuq Ka Dhashay Oo Golaha Wakiillada Hor Yaalla
August 6, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Qaar ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta mooshin la xidhiidha heshiiskii saddexda xisbi ee arrimaha doorashooyinka, u gudbiyey shirgudoonka golaha. Kaas oo saaka markii la guda galay in la furo buuq ka dhashay.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS