Fadliga Ku Jira Tobanka Hore Ee Bisha Dulxijah
August 8, 2019 - Written by C M

Halkan ka daawada muuqaalkan kooban oo ku saabsan fadliga ku duugan tobanka hore ee bisha Dulxijah. Waxa wacdigan kooban innala wadaagaya Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Rabbi ha idin barakeeyo’e yaan laga qadin khayrka ee ka faa’idaysi wanaagsan.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS